DHAGAYSO: Habar Gidir iyo Abgaal oo dhibaato ku haya beelaha….

11/26 8:37 am8 commentsViews: 802

Xili qeybo kamid ah gobollada Sh/dhexe iyo Sh/Hoose ay ka jiraan dagaallo udhaxeeyo beelo wada dega ayaa arintaas waxaa ka hadlay mid kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed.

Proff Maxamuud Togane oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa isagoo kusugan Dalka Canada kku eedeeyay beelaha Habar Gidir iyo Abgaal in ay doonayaan in Sh/hoose iyo Sh/dhexe ay ka saaraan beelaha Biya-maal iyo Jareerweyn.

RIIX HALKAN.: DHAGAYSO CODKA

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayuu ugu baaqay inay wax ka qabato dhibaatada ay beelahaas ku hayaan dadka kale ee dega gobollada Shabeelooyinka.

Hadalkan kasoo baxay Aqoonyahan Toggane ayaa kusoo aadaya xili marar badan ay gobolladaas ku dagaalameen beelaha wada dega.

 

Wakaalada Wararka Warqaad.com
Email : info@warqaad.com

8 Comments

  • war ninkaan aqoonyahanka sheegtay beela ha u gafin sxb waxa dagaalamayaa waa mooryaan tuugo ah.dagaal beeleedna kama jiro meeshaan

  • Abgaal.iyo habargidir haku wasana dheh jaahil jaahil dhala atahay e hau gefin qabiiladka sharafta le nacas jaahila atahe o aqoon mel kaso geline

  • War professor-ka cidna macaayin wxuna kahadlay arinta saxda ah e kajirta Sh/hose sidokale ayna hormud kayihin Madaxda dalka waxayna donayan inay awod siyan belahoda sida Habargidir iyo Abgal si ay qeeb ugu noqdan habka federalism-ka dadkinan doonayo inay qariyan runta kajirta Somalia maanta ogada inad kun iyo kow jeer kufashil mateen. hadaad dowladuna qabyaaladeysan sida maalin hore logu xasuqay shacbigi no:50 ayna ukulmen cidan lasoqalday iyo kuwo dana gaar ah leh Somalia waxay noqoneysaa “Failed State”.

  • alyaqiin

    asc walaalayaalis af lagaadeyntu waa ceeb aan loo baahneyn sideedana dawo ma keento haddii yara aad qof ilduufsan aad aragtaana waa la saxaa ee lama caayo waa naga dhammaadey xilligii madoobaa ee magac beeleedka loona noqon maayo haddii allah uu idmo, sida wax u dhacaan iyo sida loo fasirtana wey kala geddisnaan karaan,waxaana aan leenahay dowlad la wada leeyahay oo qabiil kastaa ku jiro in kastaa oo aysan weli waddanka oo dhan aysan wada gaarsiisneyn xagga gacan ku heynta.cid allaale ciddii dulmi geysatana laga aqbali maayo loogumana hiilin karayo dadkuna waa wada soomaali is wada taqaan ee aan shuruucda wada dhowrno iyo maxada sharafta leh ee aan wada dooranay waad mahadsanthiin.

  • Asc wa sax prof,ka hdlkisa dadka isbiday awoda mxey ka rabaan masakinta mey aadan dadka iyaga iska dhicin kara ama ey isku awoda ehen war habarta gidir waxa somalia qasayo wa iyaga dagalki NO:50 waxa ka dambeyay iyaga waxena ku layen masakin abgaalowna wa doqon hada hurdada ka kcy o isdhahayo hbrta gidir cml iska dhik markasey inta hub qaten ayey dad beraley ah laayey wa 2 qabil an midba kan kale dhamin hadan awodo mgca somali iyaga dartod ayn ugu bixi lahaa

  • Askar_doox

    وشهد شاهد من أهلهم
    Professor Togane oo kale Hawiye ma laga helaayo, qof xaqqa sida uu yahay ugu dhawaaqaayo zamankaan waa yar tahay. Habargidir haddii ay ku quus qaadan weyso hadalka ninkan Abgaal waxaa u dambeyn doono halaag ay ka shalaayn doonaan waqti dambe.
    Habargidir ha dhisato deegaanadeeda, mooryaanteeda ha kala baxaano deegaanada ay ka joogaan Sh/hoose sida Afgooye.
    Dadka sh/hoose waxay rabaan inay nabad gelyo ku noolaadaan sida Biimaal iyo Digil.
    Dhanka kale beesha Abgaal waa dad deegaan ku leh Sh/dhexe, in la dhexdhexaadiyo beelaha deegaanka ah sida Abgaal iyo Jareer.
    Laakiin arinta Habargidir ayaa ah mid meel loo raaco aan lahayn, ma jirto hal tuulo oo Habargidir ka degan tahay Sh/hoose haddana waxay rabtaa inay maamulka Sh/hoose qabsadaan.
    Hadalka Professor Togane waxaa ku jirtay : “Calool aan dhargin,cag aan istaageynin iyo carab aan xishoonin”. Allow Habargidir ummaddaada ka qabo.

  • Abdi aqyaar

    H/gidir haidin wasto war abgal dameraley uma jedan miya doqomo hade hurdada ka kecen qori laqato mesan aqonin damerahoda aye iska daqan jiren hade qori laqato barten

  • H.gidir wa dadki kaxoreyay gumeestaha somali yaa meel loogu dhicin

Leave a Reply